maraar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.l)

Macnaha:

  1. Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur