marashiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo. 2. (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
lQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (la', laan, laam)Macnaha:Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
marashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhar ninku siiyo naagta uu qabo. ld marashi (1).eeg maro. ld marad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00