Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Dhar ninku siiyo naagta uu qabo. ld marashi (1).
eeg maro. ld marad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin/-ryo, m.l)
Macnaha:
Gabal dhar ah.
1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2. (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho. 3. (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur