se
Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction
Macnaha:
- Erey kala xiriir fura laba tixood, wuxuuna gadaal uga nudmi karaa xiriiriyaal kale sida “amase”, “laakiinse”, iwm. Tus. “Adigu bax aniguse waan joogayaa”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

