maxaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.

maxaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maxaad.