mereg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld marag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.l/dh; -gyaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati. 2. Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
  2. Ceego. ld mereg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur