marag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gyo, m.l/dh; -gyaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati. 2. Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
- Ceego. ld mereg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

