miil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Labada madax oo markabka ama doonta midkood. 2. Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto. 3. Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur