miishaarQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld miinshaar¹.ld miinshaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
miinshaarQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0