miinshaar
Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine
Macnaha:
- Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.
- Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

