milix

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Cusbo.

Lamidka: Cusbo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cusbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
  2. (kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur