mooy

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. 1. Nooc shimbiraha ka mid ah. 2. ld mooye (2). Neef xoolaad oo tood ah (tooji). mooyaane qr. Qurub macnihiisu yahay “haddii laga reebo”; ma ahee. Tus. “Adiga m. qof kale ma imaan”. ld maahane, mooyee, mooyiye.