mooye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. ld moy. Weel qori ama bir ka samaysan oo ay tibi weheliso oo badarka iwm lagu tumo. 2. ld mooy (2) M. ah: neef lo'ah oo aan geeso lahayn. mooyee qr. ld mooyaane. mooyiye qr. ld mooyaane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

