muquuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld maquuri.

maquuri

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.