murmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muran².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah.
  2. La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur