Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld musmaar¹.
ld musmaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro/masaamiir, m.dh)
Macnaha:
Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.
1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur