siibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:Laba barshin oo caw ah.Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0