mushaalli

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shurbad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mishaari

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mushaalli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mushaari