mushaariQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mushaalli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mushaalliQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0