mushtarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir. 2. (-ryo, m.dh) Ganacsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cirjeexQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meereyaasha kan ugu weyn oo u dhexeeya farraare iyo raage; mushtar. ld cirjiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cirjiirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cirjeex.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0