muusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muus².
  2. (jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld moos².
  2. Biyo hoos u gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur