Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg naadi².
Lamidka: naadi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo/-iyaal, m.l/dh)
Macnaha:
1. Rug dad isku dan ahi ku kulmaan. 2. Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
1. Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid. 2. Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur