nabad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waxyeello iyo colaad la'aan. 2. Caafimaad iyo ladnaan.
  2. La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur