nabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nab. ld naabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nabyo.1. Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid. 2. Is n.: wax hurda iska dhigid. 3. Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
naabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg naab³. ld naab¹, nabid.Lamidka: naab, nabidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00