naabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg naab³. ld naab¹, nabid.Lamidka: naab, nabidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
naabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld naabid.(daawo) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.Lamidka: naabidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
nabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nab. ld naabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00