nacayb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Colaad uurka la isugu hayo; nac¹. ld necayb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
  2. 1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

necayb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nacayb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur