nooli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.
  2. ld noolaan.
  3. Cid lacag ay baabur, diyaarad ama markab ku raacdo siin.

nool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nooli.
  2. Hantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.
  3. ld noolaan.
  4. 1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho (dab). 3. Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho. Tus. “Cali wuxuu ku noolyahay mushaharkiisa.”

noolaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nool³. ld nool², noolaansho, nooli¹.