noolaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nool³. ld nool², noolaansho, nooli¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
noolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nooli.Hantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.ld noolaan.1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho (dab). 3. Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho. Tus. “Cali wuxuu ku noolyahay mushaharkiisa.”Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
noolaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg noolow. ld noolaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nooliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.ld noolaan.Cid lacag ay baabur, diyaarad ama markab ku raacdo siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0