nool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld nooli.
- Hantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.
- ld noolaan.
- 1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho (dab). 3. Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho. Tus. “Cali wuxuu ku noolyahay mushaharkiisa.”
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

