noqod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dib ugu laabashada wax meeshii ay ka yimaadeen dib ugu laabto. 2. ld noqosho.

noqosho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg noqo. ld noqod (2).