nusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; bar. Tus. “N. kiilo bariis ah”.
barQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus. Tus. “Lacagta bar i sii”.1. Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh. 2. B. xoolaad: xoolo yar.(daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.1. Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi. 2. Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin. 3. Is b.: caadaysasho.