Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
eeg ogow. ld ogaan.
Lamidka: ogow, ogaan
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-gaaday, -gaatay)
Macnaha:
Cid, wax ka warhaysa noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
1. ld ogaal, ogaansho. eeg og.
2. Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas
buu u yeelay.
Lamidka: ogaal, ogaansho, ulakac, kas, maag
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur