ogaan
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- 1. ld ogaal, ogaansho. eeg og. 2. Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay.
Lamidka: ogaal, ogaansho, ulakac, kas, maag
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

