oodQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax leh.1. Geed la gooyey xero ka samayn. 2. Xero, guri iwm afka ka daboolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0