oodnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg oodan4. ld oodnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

oodan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan. 2. Bawdka beerta. 3. Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
  2. Ciyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.
  3. 1. Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm). 2. Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
  4. 1. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

oodnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld oodnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur