oonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.Biyo rabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
harraadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baahi biyo loo qabo.Biyo u baahasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0