ooro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Cudur dhegaha xoolaha dushooda sare ku dhaca oo qolfo iyo finan u yeela.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur