Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qaabi. ld qaabid.
Lamidka: qaabi, qaabid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Wax qaab u yeelid.
2. Caano qaab ku darid. ld qaab², qaaban¹
(1).
Lamidka: qaab, qaaban
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur