qaanuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno/qawaaniin, m.dh)Macnaha:1. Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta. 2. Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhaqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed. 2. Asluub.(bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.1. Nijaaso, wasakh iwm mayrmid. 2. Wax midab leh fasakhmid. 3. Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.1. Dhar iwm wax la meyray ahaansho. 2. Nafley wax ladan ahaansho. 3. Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qaynuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaanuun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qeynuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaanuun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00