qaynuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaanuun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaanuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/qawaaniin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta. 2. Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur