qaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-shash, m.l) Jaadadka warmaha dhaadheer nooc ka mid ah. 2. Finan yaryar oo wajiga dadka ka soo yaaca waqtiga kuleelaha. 3. ld haash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-shash, m.l)Macnaha:1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash. Lamidka: gumud, qaashSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0