haash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shash, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash.

Lamidka: gumud, qaash

qaash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-shash, m.l) Jaadadka warmaha dhaadheer nooc ka mid ah. 2. Finan yaryar oo wajiga dadka ka soo yaaca waqtiga kuleelaha. 3. ld haash.