qalfoof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Oogada nafleyda ee riciraha leh, iskujoogga lafahooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur