qallad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raacidda la raaco madhab in muddo ah.
  2. Masiibo; belo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masiibo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld musiibo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

belo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld belaayo.