ardaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aayo, m.dh)

Macnaha:

  1. Duggaal kor ka furan, ood ka samaysan, aqallada hortooda laga dhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama la seexdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur