qaniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.
  2. 1. Ilko si xoog leh wax ugu qabasho. 2. Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.