qare
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh. 2. Miraha geedka qaraha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

