bake

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qare aan weli bislaan; bicir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bicir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dubayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur