qasdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qasad¹.

qasad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Muraad; dan. 2. Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.
  2. 1. (f.g) Wax samayntooda damcid. 2. (f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.