qashqashQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-shay, -shtay)Macnaha:ld khashkhash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khashkhashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhagar; sir; mardabo. 2. Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid. 2. Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0